Users Online
Guests Online: 2

Members Online: 0

Total Members: 1,087
Newest Member: dylydwu
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of music

  • BBC 04:00 GMT
  • BBC 11:00 GMT
  • BBC 14:00 GMT
  • BBC 18:00 GMT
  • VOA 6:30AM
  • VOA 4:00PM
  • VOA 7:00PM
  • VOA 8:00PM
  • VOA Live
Somali Links

 

News
PUNTLAND: SIR FAKATAY OO LAHELAY AWALSE LAQARINAYEY.
Somali News


Madaxweynaha Puntland labada wiil oo uu dhalay wasiirka warfaafinta ee Puntlnad iyo xubno kamida xoghaynada madaxweynaha puntland oo gudaha puntland ku faafiyay lacago been ah.

xayir on August 07 2010 04:45:15 · Read More · 20 Comments · 296 Reads · Print
Mareykanka oo 14 ruux eedeeyay 2 kamidana xiray.
Somali News
Maanta ayay dowladda Mareykanku soo saartay magacyada 14 ruux oo lagu eedeynayo falal argagixiso oo ah in ay lacag, shaqaale iyo adeeg ay u fidiyeen kooxda Shabaab, oo ah urur argagixiso oo ka hawlgala Soomaaliya, kuna xiran al Qaacida.
xayir on August 05 2010 17:25:49
Read More · 31 Comments · 3414 Reads · Print
Guinea: Cidamo Shisheeye ayaan Ubaahan nahay Si Amaanka ay Usugaan.
Somali News


Taliyayaasha ciidamada dalka Guinea ee qaarada africa ayaa ka shiraya sida uu ula muuqdo codsi caalamiya oo dhawaan dawlada dalkaasi ay baahisay kaas oo kusaab sanaa in ciidomo caalamiya oo nabada suga loo soo diro dalkaasi.

xayir on August 05 2010 09:49:47
Read More · 18 Comments · 156 Reads · Print
Muqdisho: Baarlamaanka Soomaaliya oo Ku Bariiqday Laxisaabtanka Xukuumada Iskeed Ufashilantay ee Sharmaarke.
Somali News


Golaha baarlamaanka DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta iskugu imaan waayey kulan baarlamaanku maanta uu kulahaa muqdisho kaas oo ku saabsanaa dhagaysiga iyo ka shirida mooshin xubno baarlamaanka katirsan oo horay ay gudoonka ugu soo baaseen laakiinse nasiib daro waxaa kala dhacay laba shir oo baarlamaanka ah mid xarunta ka dhacay iyo mid hoteel muqdisho ku yaal ku qabsoomay.

xayir on August 05 2010 09:06:27
Read More · 32 Comments · 5048 Reads · Print
Puntland: Dad kala Duwan oo Lugu Qisaasay Degmooyin Kala Duwan Gudaha Puntland.
Somali News


Magaalooyinka Bossaso iyo garoowe ayaa lugu toogtay si qisaasa 3ruux oo horay dil ugaystay maxkamadaha deegeenkaasina ay xukumeen.

xayir on August 05 2010 08:35:04
Read More · 60 Comments · 355 Reads · Print
Sudan: Gobolka Abyeey Halka Uu Raacayo Xiliga kala Qaybinta Xuduudaha Waqooyiga iyo Koonfurta Suudaan Waa Mid Keeni Karta Soo Noqoshada Dagaaladii Sokeeye ee Sudan oo ay Kudhinteen Kumanaan Sudaniyiin
Somali News
Madaxa gobolka shidaalka ku qanigaa ee Abyeey Jang Arob Kuwool ayaa cabsidaasi shaaciyay ka dib markii dawlada suudan masuul uhadlay uu sheegay in go,aankii maxkamdii xuduudaha suudaan aan dhinacyadu kuwada qanacsanayn.
xayir on August 03 2010 22:39:56
Read More · 10 Comments · 139 Reads · Print
Xassan Daahir: Waa Been ma fashilmin mana fashilmi doonaan wadahadalada usocda Alshabaab iyo Xisbul Islaam Wadaadka Atamna Aqoon umalihi Laakiin Waa Nin Wanaagsan.


Gudoomiyaha Ururka Xisbul islaam Xassan daahir aways ayaa beeniyey in burbur uu ku yimid wadahadaladii udhexeeyey alshabaab iyo xisbul islaam waxa uuna ku tilmaamay wararkaas kuwa xaqiiqada ka fog.

xayir on August 03 2010 19:41:22
Read More · 15 Comments · 130 Reads · Print
Madaxweynaha Puntland:Alshabaab iyo Atam oo Udeegaya waxa ay Duulaan ku Yihiin Jiritaanka Puntland.
Somali News


Madaxaweynaha Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa saxaafada U sheegay in ururka Ashabaab iyo Maxamed Siciid Atam oo dhawaan maleeshiyo udaacada asaga uudagaal dhxemaray ayaga iyo ciidanka amaanka puntland duleedka magaalada degedaa ee Bossasso ay Duulaan ku yihiin Jiritaanka Puntland

xayir on August 03 2010 18:41:18
Read More · 15 Comments · 122 Reads · Print
34 Qof oo Kudhinta Magaalada Karaaji ee Koonfurta Baakistaan iyo Xubno sarsare oo ka Tirsan Xisbiga Shiicigaa ee MQM ayada oo Lugu Eedeeyey Laynta Dadkaasi Xisbiga Kale ee Asna sunigaa ee ANB.
Somali News



Dadka dhintay oo uu kujiray RAZA XAYDAR ayey xisbiga shiicigaa ee MQM waxa uu Ku eedeeyey xizbiga loolanka weyn uu kala dhexeyo ee ANB inkastoo xizbigu asna iska fogeeyey ee deyntaasi.

xayir on August 03 2010 18:05:36
Read More · 35 Comments · 143 Reads · Print
Dastuurka Dalka Kenya oo Larajaynayo in Biri Loogu Codeeyo YES
Somali News

  
Shacabka dalka Kenya ayaa bari udareeridoona codaynta dastuur cusub oo dalkaasi kenya uu yeeshoo taas oo ah mid shacabka kenya u,arkaan mid isbadel lataaban karo keenikara.

xayir on August 03 2010 17:17:08
Read More · 14 Comments · 102 Reads · Print
Baarlamaanka Soomaalida oo Kala Xigasanaya Xukuumada Raysulwasaare Sharmaarke Halka ay Ka Iloobeen Mooshino Culus oo Horyaala Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya.
Somali News


Golaha Baarlamaanka DFKMG ee soomaaliya ayaa Baryahan wada Shirar ay ku Kala qaybsanyihiin ayna ku kala taageerayan Xukuumada dawlada in ay dhacday iyo In kaleeto.

xayir on August 03 2010 14:54:55
Read More · 16 Comments · 120 Reads · Print
Xulka
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Xawaalada Horseed

Horseed Express