|
Baardheere Oo Saaka Degen Kadib Kulamo Ay Wada
Yeesheen Odoyaasha Dhaqanka Iyo Saraakiisha
Ciidamadii Gaaray Baardheere.Jan.07.2009
Qaramaa Midoobay Oo Dalbatey In Si Deg Deg Loo
Joojiya Dagaalka Kasocda Marinka Gaza Ee Falastiin.Jan.07.2009
Xildhibaan
Barre Oo Meel Fagaare Ah Kala Hadlay Shacabka
Baardheere Iyo Sarkaal U Shaqaynayay Hay’ada WFP Oo
Lagu Dilay Duleedka Garbahaareey. Jan.06.2009
Max’ed Cabdi Kaliil Gudoomiye Ku
Xigeenka Goboka Gedo Oo Sheegay In Ay Dib Ula
Wareegayaan Guud Ahaan Gobolka Gedo.Jan.06.2009
Dagaalo Culus Oo Casar Liicii Shalay Ka Dhacay
Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Huriwaa Ee Magaalada
Muqdisho.Jan.06.2009
Khilaaf Xoogan Oo Ka Taagan Saldhigyada Booliska Ee
Degmooyinka Huriwaa Hodan Iyo Hawlwadaag Ee Ku
Yaalla Magaalada Muqdisho.Jan.06.2009
Ciidamada AMISOM Ee Uganda Iyo Burundi Oo Ka Digay
Inay La Bixi Doonaan Ciidamadooda Soomaaliya Jooga.Jan.06.2009
Afhayeenka
Al Shabaab Mukhtaar Roobow Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu
Ugu Baaqayo Mujaahidiintu In ay Midoobaan.Jan.05.2009
Ciidamad Uu Horkacayo Xildhibaan
Barre Hiiraale Oo Si Nabad Ah Kula Waraagay
Degmooyinka Gobolka Gedo.Jan.05.2009
Magaalada
Baardheere oo Maanta laga Dareemayo Abaabul
Ciidan kadib Markii Qaarka mid ah Degmooyinka Gedo
ay Saaka ku waa Bariisteen Ciidamo
Ethiopian ah.Jan.04.2009
Ciidamada Ethiopia Ee Tdobaadyadii
Tagay Ku Sugnaa Gobolka Galgaduud Ayaa Isaga Guuray
Degmada Balanbal.Jan.03.2009
Cabdirashiid Maxamed Oo Loo Doorday Jagada
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland.Jan.03.2009
Burcad Badeed Soomaali Ah Oo
Gacanta
Lagu Soo Dhigay Lana Keenay Magaalo Xeebeedka
Boosaaso.Jan.03.2009
Ururka
Dhalinyarada SYO Abudwak oo Baaq Nabadeed ka Soo
saaray Arimaha Nabad Galyada Deegaanka oo Hada
Maraya Meeshii ugu Hooseeysay Abid.Jan.02.2009
Mas’uul
Ka Tirsanaa Guddiga Dib U Heshiisiinta Qaranka Ee
Dawlada Federaalka KMG Oo Lagu Dilay Magaalada
Baydhabo.Jan.02.2009
10
Qof Dad Rayid Ah Oo Ay Saakay Ay Ku Dileen Ciidamada
Ethiopia Isgoyska Km-4 Ee Magaalada Muqdisho Kadib
Qarax Miino Oo Haleelay.Jan.02.2009
Markab
Hor Leh Oo Lagu Afduubay Gacanka Cadmeed Iyo
Faransiiska Oo Gacanta Ku Dhigay Burcadbadeed
Soomaali Ah.Jan.02.2009
Xoogaga
Ethiopia oo sheegay in lagu amray in ay isku
diyaariyaan Mudo Shan Maalmood Gudaheeda ah in ay
uga baxaan Ciida soomaaliya.Jan.01.2009
Isku Aad Aadka Kooxaha Iyo Siday
Ciyaaruhu U Dhacayaan Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Ka
Mid Ah Wadamadaas.Jan.01.2009
Dawlada China Ayaa Lacag Ugu Deeqdey Ciidamada
Midawga Africa AMISOM Ee Ka Hawlgala Soomaaliya.Jan.01.2009
Ciidamo
Kamid Ahaa Dagaaliyahanada Maxkamadaha Ee Gobolka
Bay Oo Ku Biiray Xoogaga Al-Shabaab.Dec.31.2008
Guddoomiyaha
Midowga Afrika Jean Ping Oo Ugu Baaqay Baarlamaanka
Federaalka Inay Si Deg Deg Ah U Kulmaan Ayna
Doortaan Madaxweyne.Dec.31.2008
Shir
ay iskugu yimaadeen wadamada ku bahoobay ururka
Sanca oo diirada lagu saaray arrimaha burcad badeeda
soomaaliya.Dec.31.2008
Ciidamada
Ethiopia Fariisin Ciidan Oo Ay Ku Lahaayeen Degmada
Luuqa Ee Gobolka Gedo Oo Xalay Gordanbe La Weeraray.Dec.31.2008
Duqeymo
Iyo Dagaal Oo Ka Qarxay Duhurnimadii
Maanta Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho.Dec.30.2008
Ciidamada
Ethiopia Oo Hubkii Ka Dhigay Gudoomiyihii Hore Ee
Gobolka Banadir Maxamed Dheere.Dec.30.2008
Afhayeenka
Ururka Al Shabaab Muqtaar Roobow Cali Oo Saakay Shir
Jaraa’id Dhanka Isgaarsiinta Ugu Qabtay
Warbaanhinta.Dec.30.2008
Qarax
Miino Nooca Sheeda Laga Hago Oo Aroornimadii Saaka
Ka Dhacay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho.Dec.30.2008
Urur
Goboleedka Igad Midawga Afrika Iyo Dawlada
Maraykanka Oo Ka Hadalay Is Casilaada Cabdullaahi
Yusuf Axmed.Dec.30.2008
Sii
Hayaha Xilka Madaxweynaha Dawlada Federaalka
Somaliya Oo Ka Digay Dhibaato Ka Dhalata Iscasilaada
C/Laahi Yuusuf.Dec.29.2008
Sii
Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dawlada KMG Nuur Cadde Oo
Tallaabo Demoqoraadiyo Ah Ku Tilmaamay Iscasilaadda
C/Laahi Yuusuf.Dec.29.2008
Madaxweeynaha
Dawlada Ku Meelgaar ah C/laahi Yuusuf oo Maanta Iska
Casilay Xilkii uu hayay Baarlamaarka Hortooda.Dec.29.2008
Magaalada
Gilinsoor ayaa waxaa ayadana Goor Dhaw ka Bilawday
Dagaal U dhaxeeya Laba Beelood oo Halkaasi Wada
Degta.Dec.28.2008
Dagaal
Culus Oo Arroornimadii Manta Mar Kale Ka Qarxay
Magaalada Dhuuso Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galfaduud.Dec.28.2008
Wasiir
Ku Xigeen Lagu Dilay Magaalada Baydhabo Iyo
Shaqaalihii Qaramada Midoobay Oo Baydhabo Laga Daad
Gureeyay.Dec.28.2008
Gabadha
Ugu Luga Dheer Caalamka Oo Kula Kulantay Bartamaha
London Ninka Ugu Gaaban Caalamka.Dec.27.2008
Ra'iisul
Wasaare Nuur Cadde Iyo Gudoomiyaha I. Dib U Xoraynta
Garabka Jabuuti Shariif Shiikh Axmed Oo Kulan Ku
Yeeshay Xaruta Madaxtooyada Villa Somalia.Dec.27.2008
Dagaalo
Culus Oo u Dhexeeya Al Shabaab Iyo Ahlu Suna Wal
Jameeca Oo Saaka Ka Qarxay Degmada Guriceel Ee
Gobolka Galgaduud.Dec.27.2008
Qarax
Miino Nooca Sheeda Laga Hago Oo Ciidamada
Ethiopia Saaka Lagula Beegsaday Degmada Afgooye Ee
Gobolka Sh/Hoose.Dec.27.2008
Madaxweyne
Yuusuf Oo La Kulmay Gudomiyaha Baarlamanka Aadan
Madoobe Kuna Gacanseyray Codsiyo Uga Yimid Caalamka.Dec.27.2008
Markabka Saliidda Ee Ay Lahayd
Boqortooyadda Sacuudi
Carabiya Oo La Sheegay In Sharuud La'aan Lagi Sii
Daynayo.Dec.26.2008
Mudane Katirsanaa Golaha
Baarlamanka Somaliya Oo Ku Geeriyooday Shalay
Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya.Dec.26.2008
Ciidamo Aad U Fara Badan Oo Kamid Ahaa Garabka
Asmara Ee Maxkamadaha Islaamka Oo Shalay Ku Biiray
Xoogaga Al-Shabaab.Dec.26.2008
Madaxweyne
Anwar Al-Saadaat:- Maalmihii Dagaalka Iyo Nabadda,by
Xasan C/salan Guleed Sweden
jerara10@hotmail.com. Dec.26.2008
Ururka
Al shabaab oo ku guulaystay in ay heshiis dhex
dhigaan beelo 30-sano colaadi ay dhextaalay oo wada
daga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.Dec.26.2008
Madaxweynaha Dawlada Federaalka KMG C/Laahi Yuusuf
Oo Hortegi Doona Baarlamaanka Is Casilaada
Gacmadheere Kadib.Dec.25.2008
Fatahaadihii Ku Dhufatay Qeybo Ka Mid Degmooyinka
Gobolka Gedo Oo Dhibaatooyin Raad Xun Ku Reebay
Dalagyadii Abuurnaa.Dec.25.2008
Isbahaysiga Dib U Xoraynta Garabka Jabuuti Oo Xeroyo
Ciidan Ka Samaystay Deegaano Ka Tirsan Waqooyiga
Muqdisho.Dec.25.2008
Dowlada
China Waxay Sheegtey In Ciidamo Iyo Maraakiib Dagaal
Oo Ay Leeyihiin Ay Ka Hawlgeli Doonaan Xeebaha
Gacanka Cadmeed.Dec.24.2008
Ururka
Xasaradaha Caalamka Oo Ugu Baaqay Madaxweyne C/Llahi
Yuusuf Inuu Jagadiisa Si Degdeg Ah Isaga Casilo.Dec.24.2008
Degmada
Baardheere Oo Ay Ka Bilaabatay Hawgalo Lagu Bur
Burinayo Qabuuro Ku Dhexyaala Masaajidyada.Dec.24.2008
Madaxwaynaha
Puntland Oo Sheegay In Xaaladda Soomaaliya Ay Khatar
Geli Doonto Sanadaha Soo Socda.Dec.23.2008
Bilawga Bisha Janaayo Oo Midawga Afrika Isku Raacay
Inay Ciidamada Itoobiya Kaga Baxaan Somalia.Dec.23.2008
Xulka
Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Oo Diyaargarow
adag Ugu jira Tartanka Qaramada Bariga iyo Bartamaha
Afrika.Dec.23.2008
Shirar
Iska Soo Horjeeda Oo Baydhaba Ay Ku Yeelanayaan
Xubnaha Baarlamaanka DFKG.Dec.23.2008
Saxafigii
Kabaha Ku Halgaaday Madaxwaynaha Maraykanka Bush Oo
Maxkamad La Keenayo.Dec.23.2008
Dawlada
Ethiopia Oo Shaaca Ka Qaaday In Aysan Ka Laabanay
Go'aankeeda Ay Kagala Baxayso Ciidamdeeda Soomaaliya.Dec.22.2008
Urur
Goboleedka IGAD Oo Cunno Qabateyn Ku Soo Rogay
Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya.Dec.22.2008
Dawlada
Switzerland Oo Ka Arrinsaneysa Go’aan Adag Oo Ka
Dhan Ah Burcadbadeeda Soomaalida Ee Gacanteeda Ku
Jirta.Dec.22.2008
Jendai
Frazer Oo Nairobi Kula Kulantay Madaxda Sarsare Ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya.Dec.22.2008
Wadamada
Bariga Afrika Ooshaaca Ka Qaaday In Ay Ka
Shirayaan Arrimaha Ka Taagan Soomaaliya.Dec.21.2008
Massjid
Ku Yaala Minosoto Usa Oo La Sheegay In Ay Ka Soo
Bexeen Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.Dec.21.2008
Mashruuc
Biyo Gelin Oo Ka Socda Degmada Garbahaareey Ee
Gobolka Gedo oo ay fulinayaan NGO-ga SHIFO.Dec.21.2008
Ciidamada
Midowga Afrika Ee AMISOM Ayaa Qarax Xoogan Lagula
Begsaday Isgoyska K4 Ee Magaalada.
Muqdisho.Dec.21.2008
Ururka
Horumarinta Dhalinyarada Galgaduud (GAYDO)
Fadhigooduna yahay Yurub iyo USA ayaa Degmada
Caabudwaaq waxaa ay ka wadaan Dhaq dhaqaaq ay ku
Horumarinayaan Tacliinta Deegaankaasi.Dec.21.2008
Dagaal
Maanta ka Dhacay Meel u dhaw Isgooyska KM-4
Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.Dec.21.2008
Dawlada
Nigeria Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Ciidamo
Nabad Ilaalin Ah U Soo Direysa Wadanka Soomaaliya.Dec.20.2008
Sa |